X

Dawlada Somaliya oo jawaab kulul siisay urur Afrikaana oo siyaasada ku milmey

Wasiirka warfaafinta Dubbe ayaa jawab ku haboon siisay urur Afrikaana oo kursigii Somaliya ay ku fadhidey Jabuuti. Qoraal ka soo baxay ayaa wax loogu dhimey qaranimada dalka iyo ciidanka qaranka.

Hoos ka daawo jawaabta



C/llahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.