X

Qoysas argagixisada ka soo cararay oo gargaar dalbatey: DAAWO

Waxa deegaan u dhow Bacaadweyne ee gobolka Mudug u soo barakacay qoysas farabadan oo ka soo cararay argagixisada shabaab. Qoysaskan ayna jirin Cid gargaar u fidisay.Maaha markii ugu horeysay ee nijaasta argagixisada barakico dad Muslimiin oo taag daran.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.