Tuesday, February 18th, 2020
header

Dawlada Somaliya oo looga digey inay soo celiso Somalida Shiinaha ku nool

Dawlada Somaliya ayaa loogu baaqay inayna soo qaadin Somalida Ku nool gobolka Shiinaha ee iskood u tagey haddana uu ku haleelay cudurka Hargabka Shiinaha. Dawlado badan ayaa diidey inay soo qaadaan dadkooda jooga gobolka uu Ka dilaacay cudurku.



Cudurkan hargabka Shiinaha ayaa hadda Ku faafay ilaa 30 dal haba kala badnaadaane. Waxana jira dalal iyagu is biirsaday oo dadkooda Ka soo qaadaya Shiinaha.

“Diinteena waxay qabtaa in aan laga cararin goobta masiibadu ka dhacdo loona safrin inta arintu kala hagaagayso. Ardeydan ku nool Shiinaha ayaa dalbanaya in laga soo daadgureeyo halkaas taas oo la fahmi Karo laakiin waxa Ka weyn halista ay gelin karaan shacbiga kale ayuu qabaa Cali Calasow.



Somalida Yaman ku nool looma gurman waxayna ku noolyihiin kufsi joogta ah iyo halista ah in wahaabiyada Sucuudigu duqeymo Ku dilaan, ayaga haloo gurmado ayuu raaciyay Cali Calasow.

“Xilli wax la daadgureeyo ma joogno, dawlada aan kharashka badan haynin waxaan oran lahaa dadka sidooda kale u liita yaan la dul keenin cudur si xun u faafa oo aan awood loo haynin ayay tiri Fardowsa Macalin oo wax ka barata Muqdisho

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Haddii Muuse Biixi diido inuu soo dhaweeyo Farmaajo yaa wax ku waayaya: Warbixin

February, 17, 2020
Waxa maalmahan soo baxaya warar sheegaya in madaxweynaha ...

Horjooge Siciid Deni oo weriye u masaafuriyay Muqdisho: SAWIRO

February, 17, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii weriye u shaqayn jirey ...

Argagixis isa soo dhiibey oo ka hadley waxa iska bedelay

February, 17, 2020
Waxa magaalada Xudur ee gobolka Bakool lagu soo ...

Siiriya oo argagixisada ka sifaysay gobol muhiima

February, 17, 2020
Ciidanla Siiriya ayaa argagixisada uu taageero Sucuudiga iyo ...

Qoysas hore u barakacay oo hadda u dhimanaya gaajo iyo haraad Buuhoodle

February, 16, 2020
Qoysas aad u farabadan oo hore abaari u ...

Dhacdooyinka

Dawlada Somaliya oo looga digey inay soo celiso Somalida Shiinaha ku nool

February, 7, 2020
Dawlada Somaliya ayaa loogu baaqay inayna soo qaadin ...

Badhasaabkii diinta caayay oo Muuse Biixi difaacay

February, 6, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii badhasaabka fadhiidka ah ee ...

Warbixinta gabadh shan jira oo Hargeysa lagu kufsaday

February, 5, 2020
Waa arin aad looga argagaxo markaad maqasho gabadh ...

Dawlada Somaliya oo qaaday talaabo ay ku xaqiijinayso xadka Kiiniya: XOG

February, 5, 2020
Dawlada Somaliya oo ciidan ahaan sii xoogeysanaysa taas ...

Cudurka halista ah ee hargabka Shimbiraha oo ka dilaacay Sucuudiga

February, 4, 2020
Urur caafimaadka aduunka ayaa xaqiijay in cudur halisa ...

Gobolka Harawo maanta iyo xilligii hore midkee faaiido qabaan: Falaqayn

February, 3, 2020
Waxa falaqaynta diyaariyay saxafiga da'da yar ee Faysal ...

Badhasaabkii diinta caayay ee Awdal oo toobad keenay iyo Sh Xasan oo u jawaabay

February, 1, 2020
Dhawaan ayay ahayd markii fadhiidka Muuse Biixi u ...