Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada Somaliya oo sheegtay in ay diyaar yihiin hawlgelintii maamulka hawadu

Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ay diyaar yihiin hawlgelintii maamulka hawadu oo dhamaan qalabkii lagu wadi lahaa dhamaystiran yahay. Qorshaha ayaa ah in berito la furo oo la bilaabo hawsha.



Guushan soo hoyatey ayaa aad loogu farxay ayadoo ugu dambeyn ay dalka u soo xeroon doonaan malaayiin doolar oo guryo dhaadheer looga dhistey Nayroobi , London iyo New York.

Lacagta laga qaado diyaaradaha isticmaalaya hawada dalka ayaa lagu qiyaasay sanadkii 15 milyan ugu yaraan oo doolarka Maraykanka hadayna ku dhawayn 50 milyan.



Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa horay u sheegay in inta uusan dhamaan sanadkan 2017 la soo wareejin doono hawada Somaliya lagana maamuli doono Muqdisho.

Muran badan ayaa ka taagnaa maamulka Hawada Soomaaliya iyada oo hay’ada qaramada midoobey u qaabilsan hawada ee loo soo gaabiyo ICAO ay dhowr jeer dib u dhigtay wareejinta.

Waxaa sidoo kale la rajeynayaa in shaqaalaha Hay’adda ee Nayroobi ku shaqeeya ay u soo wareegaan Magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...