Dawlada Somaliya oo sheegtay xilliga la bilaabayo shidaal baadhista badda
Kadib markii dawlada Somaliya sheegtay inay ka heshay lacagtii ugu horeysay xirmooyin shidaal oo u xirnaa shirkado muddo 30 sanno ka badan ayaa wasiirkeeda macdanta shaaciyay xilliga la bilaabayo ruqsad bixinta.
Shirkadaha ka faaiideysan doona ruqsad bixinta ayaa ah kuwa reer galbeedka sida shariikadaha waaweyn ee Maraykanka ee iyagu bixiyay lacagtaas yar.
”Waxaan bilaabaynaa ruqsad bixinta bisha soo socota, waxana shirkadaha shidaal baarista ka bilaabi doonaan badda Somaliya oo ka baxsan inta Kiiniya damacdey ayuu yiri wasiirka oo ka hadlay shir batroolka looga hadlaayay.
Somaliya ayaa waxa xuurto ku haysta dalalka reer galbeedka oo aan dooneyn in dawlad rasmi ah ka dhalato halkaas oo ay u soo raaceen Carabta oo ay ugu horeeyaan wahaabiyiinta Sucuudiga iyo Imaaraadka.
Lama sheegin sida ruqsada u shaqayn doonto iyo lacagaha ay bixiyeen iyo kuwa ay bixin doonaan shariikadahaas.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...