X

Duqeyn Maraykanku fuliyay oo warar kala duwan Ka soo baxayaan: SAWIRO

Dawlada oo isku dayaysa inay tirtirto argagixisada Shabaab ee welli gumeysiga ku haya deegaano badan oo ah Koofurta Somaliya ayaa duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha  Maraykanka lagu diley argagixiso. Waxa lagu soo waramayaa in duqeyntaas lagu diey ilaa Afar argagixiso.


Warbixinta dawlada ayaa ah in ayna haba yaraatee dad shiciba wax ku noqon laakiin ay u baahan yihiin xaqiijin. Maaha markii ugu horeysay ee argagixisada la beegsado ayagoo iska soo horeysiiya dadka shacabka ah. Waxase warar kale sheegayaan in duqeyntaas lagu diley afar qof oo shacaba


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.