X

Muuse Biixi oo ka naxay war sheegaya in Itoobiya faraha ka qaaday Berbera

Laba sano kahor ayay ahayd markii fadhiid Xasan Sheekh saxiixay heshiis Itoobiya Ku qaadanayso boqolkiiba 19 dekedda Berbera. Waxase hadda soo baxday ayadoo aan ognahay in raiisal wasaaraha Itoobiya faraha la galayn arimaha Somaliya, inuu Ka baxay qaybtii Itoobiya Ku lahayd.


Warar kale ayaa sheegaya in Imaaraadku hakin doono sii balaadhinta dekedda Berbera maadaama dantii ay ka rabeen hadda is bedeshay.

Dhinaca kale dawlada Itoobiya ayaa dananaysa drkeddo kale oo iyadu leedahay sida dekedda Saylac ama Lughaya ama drkedaha Hobyo iyo Marka kuwaas oo u baahan maalgashi weyn.


Haddaba Yaasiin Faratoon oo u hadlay maamulka Muuse Biixi ayaa sheegay in warkaas waxba Ka jirin oo uu Ka xaqiijay masuuliyiinta Itoobiya. Si kastaba ha ahaatee Itoobiya ayaa rabta inay xiriir fiican la yeelato Somaliya isbedelka Cabi Axmed awgeed, mana rabto meel dawladu ogeyn inay farageliso.

MWatbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.