X

Dawlada Somaliya oo soo saartey wadamo ay takoori doonto markey yimaadaan dalka

Dawlada Somaliya ayaa soo saartey liistada wadamada ay takoori doonto markay dalka u soo safraan xilli wadamo badan qaadeen talaabo looga hortagayo ama lagu yaraynayo cudurka hargabka.


Dhammaan muwaadiniinta ka imaanaya wadamada uu xanuunku aadka ugu faafay ee ka mid ah liiska hoose ay gali doonaan takoor mudo 14 beri ah oo ka bilaabanaysa maalinta ay yimaadaan:
1. Shiinaha
2. Yurub
3. Maraykanka
4. Koonfurta Kuuriya
5. Ostaraaliya
6. Kanada
7. Turkiga
8. Baakistaan
9. Masar
10. Hindiya
11. Imaaradka Carabta
12. Malaysiya
13. Sacuudiga
14. Koonfur Afrika

Waxa ay Wasaaradda Caafimaadka faraysaa muwaadiniinta ka imaanaya wadamada ka baxsan kuwa kor ku xusan in ay mudo 14 beri ah:


• Xaafadahooda joogaan si ay uga fogaadaan tagista meelaha lagu badanyahay.

Waxa aad loo soo dhaweeyay liistada lagu daray Sucuudiga oo si axmaqnimo ah uga daray Somaliya oo aanu ka jirin xanuunku.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.