Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Dawlada Soomaaliya oo ka digtey roobab mahiigaana dalkoo dhan

Wasaarada arimaha gargaarka ee dawlada dhexe ayaa ka digtey roobab mahiigaana oo dalka ku keena daadad farabadan qaasatan magaalooyinka teedsan webiyada sida gobolada Hirshabeele, Gedo. Waxa sidoo kale laga digey gobolada Woqooyiga sida Awdal, Sool, Sanaag iyo kuwo kale in waxyeelo soo gaaro.



Wasaarada ayaa ku baaqaysa in laga fogaado dooxyada. Roobabkan ka curanaya dalka ayaa horeba khasaare ugu gaystey magaalooyinka Qardho iyo Baardheere. Waxa jirtey cabasho ah in si isku mida loogu gurman degmooyinka.



Dad aad u farabadan ayaa ku khasaaray daadadka ayagoo uu qaaday saracii ay beerteen ee u soo gu’i lahaa bishan aan ku jirno.



Soomaaliya oo dhan ayaa sanadahan dambe heshay nimcadii RABI oo aad loogu diirsaday. Waxa dalkoo dhan ka da’ay roobab ka badan inta ay caadiyan helaan gu’ga. Waxa la yiraa nimco kasta nusqaanteeda leh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...