20/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada Soomaaliya oo la soo wareegtay qalabkii ugu dambeeyay

Dawlada Somaliya ayaa la soo wareegtay qalabkii ugu dambeeyay ee lagu maamulaayay hawada dalka. Wasiirka duulista ayaa magaalada Nayroobi oo lagu cunaayay xoolaha dalkeena ka soo wareejiyay qalabkaas.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=aTcfn2avduo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS