X

Dawladu way ka gaabisay gardarada Kiiniya ka wado Balad-xaawo: Dalxa

Dawladu way ka gaabisay gardarada Kiiniya ka wado Balad-xaawo. Waxa fikirkaas qaba xildhibaan Dalxa oo ka tirsan barlamaanka Somaliya. Waxay ahayd laba usbuuc ka hor markii dadka deegaanka Balad-xaawo ay diideen dhulbalaarsiga Kiiniya.



Waxay kala hortageen dagaal taas oo keentay in Kiiniyaatigu dib u gurtaan. Wuxuu xildhibaanku shegay in golaha shacabku aanu ka hadlin si isdaba jooga dhulbalaarsiga Kiiniya.



Gudiga difaaca ee barlamaanka aya la filayaa inay go’an ka soo saaraan xadgudubyada Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.