Saturday, March 28th, 2020
header

Dayib Erduqaan oo diidey inuu ka baxo Siiriya: waan u cawdey xagjir Taram

Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa diidey inuu ka baxo Siiriya qaasatan gobolka Idlib ee argagixisada uu taageero ay ka buuxaan. Erduqaan ayaa u hanjabay Siiriya oo uu joogo dhulkeeda sheegayna inuu weerari doono bishan aakhirkeeda.



Dhinaca kale wuxuu sheegay inuu ku hungoobey inuu xagjir Taram oo ay saaxibo yihiin ka dhaadhiciyo inuu ka gado ama la soo gaaro gantaalaha lidka diyaaradaha oo uu rabo inuu kula dagaalamo Siiriya ama Ruushka.

”Waan ka waayay Taram taageero waxayna u egtahay inaan isku tashano ayuu yiri Erduqaan. Siiriya ayaa rabta inay dalkeeda ka xoreyso argagixisada waxase cajiiba in Erduqaan leeyahay marti ma nihin.



Waxase la sugaa halka ay ku dambeyso hanjabaada iyo weerarka uu ugu hanjabayo Siiriya oo ka soo kabanaysa burbur uu qayb ahaa asagoo taageera kooxda la baxdey ”ciidanka xorta ah ee Siiriya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ruushka oo caawimo la soo gaaray Talyaaniga xilli Maraykanku u barya tagey Shiinaha

March, 27, 2020
Milatariga dalkaasi Ruushka ayaa gargaar qalab oo lagu ...

Raiisal wasaaraha Ingiriiska oo laga helay cudurka Kooro waase ayo Booris

March, 27, 2020
Ayadoo tirada laga helay cudurka Kooro uu sii ...

Dawlada oo khashiftey nin xerada Xalane kula dhuumanayay cudurka Kooro

March, 27, 2020
Wasiirada caafimaadka marwo Foosiya Abiikar ayaa qarxisay inuu ...

Dawlada oo gargaar qalab isku dhaafisay maamulada Butlaan iyo Somalilaan: SAWIRO

March, 27, 2020
Wasaarada caafimaadka dawlada dhexe ayaa gargaar qalab oo ...

Siyaasi Cabdi Shootali oo banaanka soo dhigey cudurka Koora oo Muuse Biixi qabyaaladeeyay

March, 27, 2020
Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa banaanka soo dhigey sida ...

Dhacdooyinka

Muuse Biixi oo ka naxay war sheegaya in Itoobiya faraha ka qaaday Berbera

March, 11, 2020
Laba sano kahor ayay ahayd markii fadhiid Xasan ...

Dawlada oo ummada ka qabatey Somali cudurka keenayay dalka

March, 10, 2020
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa Ku guulaysatey ...

Dayib Erduqaan oo cadaystey sababta Siiriya uga degi la’dahay

March, 10, 2020
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlaayay saxaafada ayaa qirtey ...

Nin ka cararay isbitaal xilli la doonayay in la baadho

March, 10, 2020
Booliiska dalkaasi Simbabawe ayaa baadhid ku bilaabay nin ...

Ingiriiska oo joojiyay bixinta mishaharka askar Muuse Biixi adeegsado

March, 9, 2020
Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu ...

Raiisal wasaare Xasan Cali oo ka hadley lacag khasnada baanka ku soo dhacdey

March, 5, 2020
Raysal wasaare Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ...

Madaxweyne Farmaajo oo Uhuru u sheegay inuu faraha kala baxo arimaha dalka

March, 5, 2020
Madaxweyne Farmaajo ayaa telfoon kula Hadley madaxweynaha Kiiniya ...