Sunday, March 29th, 2020
header

Dayib Erduqaan oo kabaha la dulmaray khiyaanada Carabta

Madaxweynaha Turkiga Rajab Erduqaan ayaa kabaha la dulmaray khiyaanada Carabtu ku sameeyeen una iibsadeen Qudus. Rajab Erduqaan oo ka hadlaayay qorshaha xagjir Taram la damacsan yahay Qudus ayuu kabaha la dulmaray Carabta hambada Kadaba cunta Taram.



“Khiyaano weyn ayay Ka galeen Qudus, dadka Ku hoos nool iyo tan ugu muhiimsan Bani aadamka oo dhan ayuu yiri Dayib Erduqaan. Meel ku sheega wahaabiyada Sucuudiga waa aamusan yihiin, waxaad is weydiin kartaa goorta ay afka furan doonaan.



Iskaba dhaaf ayuu yiri Urdun, Baxrayn iyo Imaaraadka waxay la mid yihiin Sucuudiga. Qudus oo Yuhuuda faraha looga qaado khiyaano ka weyn ma jirto. Qiimo Yuhuudu kuma laha dhinacayaga ayuu raaciyay.



Hadalka Dayib Erduqaan ayaa imaanaya xilli xagjir Taram oo Yuhuuda siiya waxkasta oo ay isku difaacaan in ay si buuxda u leeyihiin dhulkii Carabta ay ka qabsadeen ayagoo isticmaalayay hubkii Maraykanka oo ay ku jirto Qudus iyo buuraha Golan ee Suuriya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Muhiim ma tahay in Somaliya u dabaaldegto xornimo xilli gumeysi cusub ku jirto

March, 29, 2020
Magaalooyin iyo tuulooyin badan oo ka mida Koofurta ...

Arday ka soo noqotey Itoobiya oo lagu sii daayay magaalada

March, 28, 2020
Waxa magaalada Wajaale yimi arday hore waxa uga ...

Turkiga oo bilaabay inuu dib u soo daadgureeyo tahriibeyaal jooga xadka

March, 28, 2020
Dawlada Turkiga ayaa bilowday inay dib u soo ...

Tareen Yurub u sida daawo iyo qalab caafimaad oo ka baxay xuduntii cudurka Kooro

March, 28, 2020
Kadib markii Shiinuhu ka faraxshahay kiisaska gudaha ee ...

Qofka jooga deegaankiisa ee aan ka ordin masiibada wuxuu helayaa ajarka qof shahiidey

March, 28, 2020
Markaad cinwaanka akhrido waxaan is odhan kartaa sidee ...

Dhacdooyinka

Muuse Biixi oo ka naxay war sheegaya in Itoobiya faraha ka qaaday Berbera

March, 11, 2020
Laba sano kahor ayay ahayd markii fadhiid Xasan ...

Dawlada oo ummada ka qabatey Somali cudurka keenayay dalka

March, 10, 2020
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa Ku guulaysatey ...

Dayib Erduqaan oo cadaystey sababta Siiriya uga degi la’dahay

March, 10, 2020
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlaayay saxaafada ayaa qirtey ...

Nin ka cararay isbitaal xilli la doonayay in la baadho

March, 10, 2020
Booliiska dalkaasi Simbabawe ayaa baadhid ku bilaabay nin ...

Ingiriiska oo joojiyay bixinta mishaharka askar Muuse Biixi adeegsado

March, 9, 2020
Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu ...

Raiisal wasaare Xasan Cali oo ka hadley lacag khasnada baanka ku soo dhacdey

March, 5, 2020
Raysal wasaare Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ...

Madaxweyne Farmaajo oo Uhuru u sheegay inuu faraha kala baxo arimaha dalka

March, 5, 2020
Madaxweyne Farmaajo ayaa telfoon kula Hadley madaxweynaha Kiiniya ...