08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deegaan ka tirsan Saylac oo dabayli aastey iyo qaylo dhaan laga direy

Deegaan ka tirsan Saylac ayaa dabayli aastey iyo dadka deegaanka degan ayaa qaylo dhaan lka soo saaray. Bacaad aad u weyn ayaa ku dhow inuu gebi ahaanba aaso.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS