X

Deg-deg: Asarbajaan oo jabkii ugu xumaa gaadhsiisay cidankii Armiiniya: daawo

Ciidanka xooga dalka ee Asarbajaan ayaa dib u xoreeyay degmada Fusuli iyo 7 tuulo oo u dhow dhulka buuraleyda ee Nagarno Karabakh. Jabka ugu weyn ee ay gaarsiisay Armiiniya ayaa ah inay u diidey in ciidanku dhulka ku safro.


ā€¯Waxaan dib u xireynay degmada Fusuli iyo 7 tuulo oo u dhow ayuu yiri madaxwynaha dalkaasi ayagoo isla markiiba soo bandhigey calanka dalkaasi oo ka taagan degmadaas iyo tuulooyinka u dhow.

Armiiniya ayaa bilowdey inay gantaalo ku weerarato degmooyin ku yaala bartamaha Asarbajaan oo shacabku degan yahay sida magaalada labaad ee Ganja halkaas oo 12 shacaba ku dhinteen markii gantaalku ku soo dul dhacay.

Hoos ka daawo sida loo ugaadhsaday ciidankii Armiiniya ee Ruushku hubeeyay


Hoos ka daawo tiradii ugu badnaa oo laga dilay ciidanka Armiiniya oo isla markaa kadib bilaabay inay ka aargoostaan shacabka degan dhulka ka fog dagaalka ee gudaha Asarbajaan.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.