X

Safiirka cusub ee Somaliya oo gaadhay dalkaasi Kanada

Safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doona dalkaasi Kanada ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay caasimada Toronto. Danjire Xasan Daahir Dhimbiil ayaa haysta shahaadooyin farabadan ayaa la filayaa inuu hagaajiyo xiriirka Somaliya iyo Kanada.


Ma jirto xiriir buuran oo u dhexeeya Somaliya iyo Kanada oo dhinaca dhaqaalaha ah waxase ku sugan jaaliyad badan oo Somaliyeed oo halkaas laga siiyay magangelyo qaxooti. Badankooda ayaa tahay horaantii bartamihii sagaashanadii iyo horaantii labadii kun.

Kanada ayaa qayb ka ahayd dadaaladii la dagaalanka argagixisada iyo saboolnimada inkastoo kaalmada ay sheegtaan ku baxdo Isla xafiisyada Kanada.


Danjire Xasan Daahir Dhimbiil ayaa inta uuba Xanar isku shubin ahaa wasiir Ku xigeenka caafimadka maamulka Somalilaan, weligiise ma noqon gooni goosad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.