Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Deg deg: gaalkii argagixiska ahaa ee xasuuqey muslimiinta oo la ogaadey inuu taageero Trump

Argagixis Brenton oo ka soo jeeda Ustaraaliya aabihiina yahay gobolka Iskotland ee Ingiriiska ayaa la ogaadey inuu taageero weyn u ahaa xagjir Trump oo la yaqaan inay ka buuxdo Muslim nacayb weyn. Argagixiskaa ayaa qorey in Trump shidey tooshkii saraynta cadaanka.



” Gaalka weyn ee argagixis Brenton ayaa buug uu qorey oo ka koobnaa 74 bog uu ku qorey in Trump uu yahay nin soo celinaya sarayntii cadaanka waa sida uu u qorey, wuxuuse diidey siyaasada Trump taas oo ah laba is diidan.

Argagixiskan weyn oo hadda la soo faqayo wuxuu samayn jirey ayaa helaya cadaalad xumada gaalada ee ah in dilaa sidiisa oo kale ah lagu hayo jeel oo lagu quudiyo cashuurtii laga qaaday dadkii uu diley.



Xagjir Trump ayaa diidey inuu fulahaa Muslimiinta xasuuqdey ku sheego in uu fuliyay fal Xasuuq ee aanu ahayn mid argagixisnimo oo uu rabo inuu kalmadaa u daayo kooxaha gaalaynta sida Daacish iyo Shabaab.

Gaalkaas argagixiska ah ayaa sheegay inuu Ustaraaliya u yimi kaliya inuu fuliyo falkii xasuuq ee argagixisnimada ahaa.



Wararkii u dambeeyay xasuuqa ayaa masuuliyiinta Niyusiland sheegeen in ilaa 11 qof ku jiraan qaybta xaalada degdega oo ay ku jiraan ilmo 4 2 jira iyo wiil jira 14 jir.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...