X

Deg deg: Khasaare ka dhashay roob laxaadle oo ka da’ay degmada ARAABI iyo nawaaxigeeda: SAWIRO

Roob laxaadle oo ka da’ay deegaanada caasimada ARAABI ayaa sababay khasaare kadib markii ay ka dhasheen daad xoogleh oo qaadey dalagii dadku beerteen oo xilligan la sugayay inay soo go’aan.

Motoorada biyaha soo tuuri jirey ayaan iyaguna ka fakan daadka.



Dadka oo xalaal quudato ah ayaa ku nool waxay kala soo baxaan beerahooda. Lama oga khasaaraha dhabta ee soo gaartay beeralayda. Duufaanta loo bixiyay Sagar ayaa dhalisay dabaylo wata biyo badan.

Nimcada RABI ayaa dadku guud ahaan ku doogsadeen ayadoo mudooyin dhexdaasa ay jirtey abaar haysay deegaanka.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.