X

Siyaasi is weydiiyay xadkan lagu dhimanayo muxuu yahay iyo ciidan la iska horeysiiyo

Siyaasi is weydiiyay xadkan lagu dhimanayo ee Somaliland sheegataa muxuu yahay mase jiraa wax ciidan la yiraa intii ka dambeysay Daahir Rayaale.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vVp_xKWTNto[/embedyt]

Wuxuu qarxiyay inuu jiro ciidan xabada layskaga dhigo oo shilimaad lagu tuuro oo uu ujeedo kuwa Awdal iyo ciidan gunooyin la siiyo oo uu ujeedo kuwa JEEGAANTA.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.