X

Deg deg: qarax ka dhacay Muqdisho qaasatan isgoyska kaasabalbalaare iyo khasaare jira

Waxa mardhow uu qarax ka dhacay xaafada Hodan ee magaalada Muqdisho qaasatan isgoyska Kaasabalbalaare halkaas oo argagixcisada ay miino dhulka ugu aastey dadka. Waxa Jira khasaare ka dhashay qaraxaas lamase oga inta uu leegyahay iyo in dad ku dhinteen.

Masiibada shabaab ayaa ummada muslimiinta ku haysa dilmo iyo xasuuq balaaran kana kama duwana khidadaha ay isticmaalaan ee ay ku xasuuqaan dadkeena.

Masuuliyiinta ciidamada iyo kuwa gobolka ayaa gaaray goobta waxayna faahfaahin ka bixin doonaan sida wax u dhaceen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.