X

Deg-deg: Ruushka oo burburiyay hubkii la siiyay dabadhilifka Yukarayn

Milatariga Ruushka ayaa sheegay inay dhulka la simeen boqolkiiba 40 hubkii Yukarayn ay ku xasuuqaysay dadkiisa. Hubkaan ayaa inta badan la siiyay 5-tii sanno ee u dambeysay. Saacadihii ugu horeeyay ee weerarka ayaa diyaaradaha iyo gantaalaha Ruushku burburiyay hubkii lidka diyaaradaha.


” Waxa hadda hawada caasimada Yukarayn si xora ugu duulaya diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayuu yidhi Xuseen Warsame. Waxa si toosa loo burburiyay warshadaha hubka sameeya iyo dhamaan awoodaha casriga ee reer galbeedku siiyeen.


Yukarayn ayaa qiratey in dagaalka looga diley 200 oo askar saacadihii ugu horeeyay, ayadoo milatariga Ruushku sheegeen in ciidanka Yukarayn ay ka ordayaan aaga ay fadhiyeen.



Madaxweyne Buutin ayaa sheegay inuu si toosa u garaaci doono dalkii soo farageliya ayna Ka qoomanaun doonaan waxa ku dhaca.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.