War hadda soo dhacay ayaa xaqiijay in xafiiskii hanti dhowraha qaranka la jabsaday iyo sirtii dawlada oo banaanka taala iyo dawladio shisheeye oo laga baqayo in ay u gacan gasho.
Xafiiskan ayaa qarxiyay siro badan oo dalka ku wajahan kana digey tuugooyin badan oo dalka ku lagula kacayay sida iibinta dekeda Berbera.
Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka ayaa xaqiijiyey in la jabsaday xafiiskiisa waxuusa sheegay inuu faahfaahin ka bixin doono oo uu saxaafada la hadli doono.
Dr Nuur ayaa sheegay in mashquul badan uu ku jiro balse mida uu xaqiijin karaa ay tahay inu xaqiijiyo jabsiga xafiiskiisa. Lama oga cidas jabsatay xafiiskan ku dhex yaala madaxtooyada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay