Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Denmaark oo meelmarisey sharci lagu dhacayo qoxootiga muxuu yahay!!!!

Denmaark ayaa hadda meelmarisey sharci lagu dhacayo qoxootiga jooga dalkeeda ama kuwa soo galaya. Sharcigan hadda la meelmariyay ayaa si toosa u ugaarsanaya dad markii horeba u yimi magangalyo.

Barlamaanka dalkaasi ayaa meelmariyay sharci aduunku hore u qayliyay oo lagu baadhanayo qoxootiga dalkeeda u jooga magangelyo loogana furayo woxoogaaga LACAGTA ah ee la yimaadeen.

Dawlada ayaa dhinaceeda sheegaysa in lacagtaasi loogu qabanayo hawlaha ay u bahan yihiin iyadoo dhinaca kale diraysa fariin ah ”anagaaba gaajo ah ee hanugu soo lu’gin.

Booliiska ayaa amar ku qabo in la dhaco dadka qoxootiga ee haysta lacag gaaraysa $1300 oo doolar kuma jiraan hilqadaha iyo dahabka iyo fargalada guurka.

Afhayeen u hadlay wakiilka qaramada midoobey ayaa cambaareeyay falkan guracan ee lagu baadhanayo qoxootiga sheegayna in dadku yihiin qoxooti tabaalaysan.

Waxay kale oo isla maanta meelmariyeen sharci adkeynaya in qoysasku isku yimaadaan taas oo ay kordhiyeen mudada. Wadamada Sweden iyo Denmaark ayaa xaalku ku cadaadey markii ay Jarmalka soo galeen dad halliyan gaaraya oo u badan Siiriyiin ka soo cararaya xasuuqa Daacishta ay wataan Sucuudiga iyo Turkiga.

Rashiid Ceelanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...