Tuesday, April 23rd, 2024
header










Meta







Dhacdo foolxun oo uguba oo ka dhacday dalka fiqiirka ah ee Afgaanistaan iyo sadex jir la kufsaday

_79155394_79155393[1]Kabul 20 Nov 2014–Dhacdo uguba oo dad badan aad uga naxeen ayaa ka dhacday dalka fiqiirka ah ee Afgaanistaan kadib markii sadex jir uu kufsaday nin ay dadka reer Afgaanistaan ku tilmaameen in aanu ahaynba bani aadam. Dhacdadan foosha xun ayaa ka dhacday gobol ku yaala bartamaha Afgaanistaan.Gabadhan yar ee sadex jirka ah ayaa la sheegay in xaaladeedu xuntahay waxana loo soo qaaday isbitaal ku yaala caasimada si arinkeeda loo dadajiyo.

Dadka reer Afgaanistaan ayaa cadaalad xumo googoysay waxana laga baqayaa in ninka gaystay falkan foosha xun la sii daayo waana sababta loo keenay Kabul si ay u hesho cadaalad iyo daawo.

Ninkan ayaa la sheegayaa in qoyska uu la yahay qaraabo xilliga falkan uu dhacayayna ma joogin aabaha iyo hooyada dhalay waxana la sheegay in sadex jirku ku ciyaaraysay dibedda.

Afgaanistaan ayay halis tahay in dumarku baxaan siiba gobolada jahligu googooyay ee bartamaha dalka.

Aabaha dhalay ayaa ku dhaartay in uu dili doono inta ka hadhay qoyskiisa haddii aan cadaalada la marsiin ninka falka gaystay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...