X

Dhacdo hore loo arag: gabadh dhererkeeda loo nacay dalkaasi Turkiga

Waligaa malaguu eryay dhererkaaga, waa arin ku dhacdey gabadh Turki ah oo hadda seexata isbitaal hortiis. Gabadhan oo lagu magacaabo Dhamir waxay ku nooshahay bariga dalkaasi Turkiga.

Waxay tiri hooyaday waxay guursatey ninkale markii aabahay jeelka loo taxaabay asagoo lagu helay arin ku socotey. Ninkii hooyadey guursaday ayaa dibedda ii tuurey aago leh waad dheertahay.


Dhamir ayaa waxa ku dhacay xaalad dad yar ku dhacda oo ah in koriinkeedu dheeraado ayadoo hadda ah 2 mitir dherer ahaan. ”Hadda dibeddda ayaan seexdaa qof shaqo i siinayana ma jirto dhererkeyga awgeed.

Qoyskeygiina dibedda ayay ii tureen, waxaan hor seexdaa isbitaal hortii ayay raacisay.


Waxay dawlada ka codsatey inay hoy geyso maadaama ayna ku sii jireyn xaalada ay ku sugan tahay. Waa dhacdadii ugu horeysay ee sidan oo kale ah oo qof loo diido dhererkiisa awgeed siiba haweenay ah.

Sawirka hoose waa gabadha lagu nacay dhererka

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.