Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dhacdo naxdina oo ka dhacday inta u dhaxaysa Caabudwaaq iyo Balanbale

Waxa saaka dil badheedha loo gaystey taliye xigeenka nabadsugida Galmudug oo joogay magaalada Caabudwaaq Faarax Cumar Geelle. Waxa iyana dhaawac ahaan looga tagay walaashii oo la socotey oo markii dambe dhaawici u dhimatey. Ilaa hadda lama garanayo cida dilka fulisay.



Waxase laysla dhexmarayaa mar haddii shabaab haystaan wixii la oran jirey nabadsugida qaranka in hadda dilalka ragga muhiimka u ah la dagaalankooda ay fududahay in la ugaarsado ayuu qabaa Cali Calasow.



Dhacdada taas ka sii xun ayaa ah in ehelada labada marxuun ee taliye xigeenka nabadsugida iyo walaashii ay tacsidooda u soo dhaqaaqeen qaraabadooda oo ka imaanayay Balanbale, waxase waqtigii ku dhamaaday inay shil galaan kadibna gaarigii la rogmado.




Waxana isla goobta ku geeriyooday Faarax Cumar Geelle oo ay walaal yihiin marxuunka hore iyo qof kale oo la ehelada ah. Guud ahaana waxa dhaawacmay 7 qof.

Waxa caawa afartaa marxuun lagu aasay mafaalada Caabudwaaq. Runtii waxay ahayd dhacdo aad u naxdin. Rabi naxariistii jano haka waraabiyo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...