13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhacdo naxdinleh oo ka dhacdey gobolka Awdal iyo dhimashada hal qof

Dhacdo aad u naxdin badan ayaa ka dhacdey gobolka Awdal halkaas oo deegaan hoostaga magaalada Baki uu mas weyni kaga dhacay ceel biyood ay ka cabayeen. Farsamo xumada waxay isku dayeen inay batrool ku shubaan maskaa weyn ee ceelka kaga dhacay. Waxa dhacay markaasi kadib ayaa waxa ka hadley masuul ka mid ahaa kuwii dhaawaca ku soo qaaday gawaadhida khudaarta.





Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS