Wednesday, May 8th, 2024
header










Meta







Masuul qabay in Yuhuuda xiriir lala sameeyo oo la eryay

Cabdullaahi Dool waa agaasimaha xafiiska wasiirka arimaha dibedda Somaliya waxa uu faalo ku qorey in Somaliya xiriir siyaasadeed la yeellato Yuhuuda oo u raaciyay inayna waxna xumaynayn maadaama ay jiraan in Carabtii la dilaayayba ay heshiis la galeen sida Sucuudiga.

“Waa hadal aan laga filayn masuil sate oo ka tirsan xafiiska wasiirka arimaha dibedda xilli Somaliya ayna noqon karin wadan xiriir ka yeesha Yuhuuda inkastoo reer Falastiin ayna ofeyn heerka ay Somalidu ka taagan tahay qadiyadooda.

Carabta ayaa u kula ordeysa Yuhuuda oo maanta cidkasta ka jecel, waanan u jeednaa waxa ka dhacaya wadamada Carabta ee Yuhuudu dileyso dadkooda. Haddana taasi maaha qiil xataa haddii Somaliya noqoto dalalka ugu dambeeya ee Yuhuuda oo Maraykanku ka dambeeyo xiriir la yeelata.

“Dawlada Somaliya lama shaqayn karo ruux qaba in Yuhiuda oo Muslimiinta reer Falastiin madhisay lala yeesho xiriir. Eryida ninkaan ayaa aad loo soo dhaweeyay si looga fogaado in kuwo kale la soo hoosgalaan fikiro nuucaasa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...