X

Dhacdo uguba: naafo lagu dhacay Hargeysa

Dhacdo uguba ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa halkaas oo sadex nin oo naafo ay sheegeen in la dhacay. Sadexda nin ee naafada ah oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in gudoomiyaha degmada Hargeysa oo cadaalad ka hadlaayay uu arintan soo farogeliyo.


”Dhul ku yaala duleedka magaalada ayaa waxa na siisay hay’ad haddase waxa xoog lagu dhisanayaa dhulkii hay’adu na siisay ayay yiriaaheen. Waxay saxaafada tuseen lahaanshaha dhulkaas.


Waa markii ugu horeysay ee dad naafo ah ay saxaafada soo hor fadhiistaan iyagoo leh waa anla dhacay. ”Waxay fadeexad ku tahay dhaqanka Somalida in dad naafo ah oo la ogyahay la dhaco xoolahooda ayuu yiri Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.