X

Madax Somali ah oo gaadhay maxkamada badda ee Hayg

Madax u hogaaminayo raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya Maha Guuleed ayaa gaaray magaalada Hayg ee dalkaasi Holan halkaas oo la filayo inuu ka dhaco go’aanka maxkamada baddeena Kiiniya inagu haysato.


”Kiiniya ayaa sheegtay inay qaadacday dacwada inkastoo ay ka qayb qaadatey maxkamada inteeda badan laakiin markay aragtey inayna guul u soo socon ay go’aansatey inay carqaladayso dhowr jeer.


”Go’aanka Salaasada ayaa la filayaa inuu noqdo cadaalada maadaama kiisas noocana hore loo arkay asyuu yidhi Cali Calasow. Waxase Kiniya la talinaya Maraykanka iyo wadamo ay ku jiraan Noorway.


Madaxda halkaas joogta ayaa ka qayb galaya kulanka go’aanka lagu soo saarayo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.