X

Dhacdo uguba: qurbajooge diley walaalkii oo qolqol jooga iyo waxa sababay

Dil foolxun oo cirweyni ayaa ka dhacay Muqdisho kaas oo suda la sheegay nin uu ku diley walaalkii oo qolqol jooga. Waxa dilkan cirweynida ah ka yaabay dadkii ka ag dhawaa.


Sida wararka aan ku helayno ninkan dilka gaystey ayaa ka dhiibanaa dalkaasi Finland, waxase la sheegay in uu dalka u yimi arimo la xiriita dhaxal.

Hooyada dhashay wiilka la diley ayaa aad uga xumaatey. Booliiska magaalada Muqdisho ayaa baadi goobaya gacanku dhiiglahan cirta weyn ee hunguri ku dilay walaalkii kadib markii uu baxsadey.


Waa dhacdo ugub ah oo dhexmarta laba walaalo ah. Somaliya sidey u burburtey waxaba la iska ilaaliyaa kuwaad ehelada tihiin inay ku waxyeeleen hadaad qurbaha ka tagto tanise waa caksi.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.