X

Dhalashada rasuulkeena SCW oo si weyn looga xusey dalkoo dhan

Waxa maanta ilaa xalay la xusaayay dhalashada xabiibkeena Maxamed SCW oo ku beegan bishan Rabiical Awal. Aduunka Muslimka ayaa sidoo kale si weyn looga xusay.


Waxa gobolada oo dhan si weyn loooga akhriyay diinta macaan ee uu inooga tagey ee uu RABIGEEN inoogu soo dhiibey. Wuxuu nabi iyo rasuul u ahaa ummada oo dhan inuu gaarsiiyo diinta macaan inaguna aan halkii ka sii ambabaqaadno.

Waxaa rasuulkeena SCW laga soo xigtey inuu yiri xadiis saxiixa oo Bukhaari soo weriyay ā€¯Iimaan saxa ma lihid ilaa aad iga jeclaato aabaha, caruurtaada iyo dunida oo dhan.


RABI ha inaga dhigo kuwii raaca dariiqa toosan ee RABIGEEN inoo jideeyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.