Waxa shalay deegaanka Araabi booqdey dhalinyaro ka tagtey Boorama oo deegaanka gaysay kutub Quraan oo aad looga sugayay iyo qalabka ciyaaraha oo iyagana dhalinta deegaanka Araabi ay iyagu aad ugu baahnaayeen. Xaflad agabyadaas lagu gudoonsiiyay ayaa ka dhacay hol ku yaal Araabi waxana ka mahadceliyay masuuliyiintii iyo culimadii gudoontey agabyadaasi.
Dhalinta ayaa sidoo kale indhajha qac ku soo siiyay goobta dalxiiska loo iman dono dhawaan ee BIYAHA KULUL halkaas oo la filayo in la casriyeyo mustaqbalka si dadweyne farabadan u yimaadan una noqoto gob dalxiis oo rasmiya.
Dhinaca Abaartii xumeyd ee baryahan haystay deegaanka ayaa RABI ka khafiifiyay waxana jirey deegaanka nimocooyinka Rabi u masaystey.
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay