Dhalinyarada isku shubaya ee is qoraya ciidanka qaranka oo aad u batey
Maxamed Faarax waa wiil dhalinyaro oo ku noolaa magaalada Laascaanood wuxuu hadda ka mid yahay dhalinta iskood isku qorey ciidanka qaranka oo tababar loo bilaabi doono.
Wuxuu sheegay in isaga iyo sodomeeyo ay ka tageen Laascaanood si ay ugu biiraan ciidanka xooga dalka oo hadda xawli ku dhismaya si tayo leh u hela xaquuqdooda caafimaad iyo ta mishaharba.
”Waxaan dhamaantayo ku faraxsanahay inaan ka mid noqono ciidanka qaranka, dawladnimo ayaa naas la nuugo leh ayuu yiri maamul jufo faaiido maleh qabyaalad mooye wax kale ma yaalaan.
Marka ma hadaan dhimanayno aan u dhimano meel RABI raali ka yahay ayuu raaciyay.
Waxa sidoo kale jira dhalinyaro Woqooyiga ka tagaya o iyagu raba inay ku biiraan ciidanka amse jiro qorshe guud oo ciidan lagu qorayo iyo meel lagu shaaciyay toona.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...