X

Dhalinyaro is xilqaamay oo Beledweyne ka bilaabay hawlo muhiina

Xilli shaqo la’aan baahsan oo ay keentay burburka ay ka jirto dalkoo dhsn ayaa dhalinyaro is xilqaabtey bilaabeen intey fadhiyi lahaayeen camal isku sameeyeen. Dhalinyartan is xilqaantey ayaa dayactir ku bilaabay meelaha taariikhiga ah ee magaalada oo durba biyo yaraan ka cabanaysa.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.