X

Madaxweynaha Finasuweyla oo sheegay in ciidanku diyaar yahay haddii Trump soo weeraro

Madaxweynaha Finasuweyla Maduro ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu iska difaaco weerar uga yimaada Trump oo ku hanjabay inuu talaabo qaadi doono. Maduro ayaa amrey in safiirada Maraykanku ka baxaan dalka hadase yiri way joogi karaan laakiin uma aqoonsan doono safiiro buuxa.


Maraykanka iyo wadamo taageersan ayaa amrey in gudoonka barlamaanku isa cadeeyo oo sheegto inuu yahay madaxweynaha dalkaasi, taas oo ciidanku aad uga xanaaqay.

Maduro ayaa bilaabey dhoolatus milatari asagoo booqasho ku tagey xeryaha ciidamada jiida hore. Wadanka Kuuba ayaa la sheegay inay siiyeen gantaalo gaaraya Maraykanka.


Si kastaba ga ahaatee hanjabaada Trumonayaan u muuqan mid uu wax kaga qaadayo Finasuweyla.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.