X

Dhalinyaro is-xilqaantey oo webiga agtiisa hawl ka fuliyay

Dhalinyaro is-xilqaantey ayaa degmada Beledweyne ka fulisay arin aad loogu baahnaa. Dadka magaalada oo marna biyo la’aanta ka cawda ayaa biyaha Rabi u keeno ku gura qashin abaalna uga dhiga sidaas. ” Waa foolxumo ayuu yiri Muxsin Nuurbiyihii RABI ku siiyay oo aad qashin ka buuxiso.


Deegaano badan oo dhulka,Somaliyeed ah ayaa waxa ka jirta abaaro baahsan oo RABI kaliya ka fursan ka’yahay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.