X

Dhamaan bahda Araabinews.com oo idinleh sanad wanaagsan 2015 dhamaan ummada Somaliyeed qaasatan akhristayaashayada

Dhamaan bahda warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews.com waxaan leenahay ummada Somaliyeed qaasatan akhristayaasha sharafta leh sanad wanaagsan oo khayr qaba 2015.

Waxaan rabiga awooda leh ka baryaynaa in uu inooga dhigo sanad nabadeed mid caafimaad buuxa aan helno iyo mid ummada Somaliyeed guud ahaan Ku nasato.

Waxaan akhristayaasha sharafta leh u sheegaynaa haddii Rabi yiraa in dib u habayn Ku samayn doono sanadkan cusub horaantiisa warbaahinta Araabinews.com.

Sanad wanaagsan 2015

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.