X

Cukuse oo qabyaalad ka qayliyay iyo qabyaalada qurbaha xaaji waraabaa maarad u waayay iyo qosolo kale+MUUQAAL

Cukuse oo ah wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa qabyaalad ka qayliyay sheegayna in qabyaalad qurbaha uu xataa Xaaji Waraabe u maaro waayay maadaama tan gudaha ay leedahay meelo loogu hagaago iyo qosolo badan oo ku saabsan xisbigiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.