29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan ilma Cumar Suubane

imagesQ63QFRERInaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan ilma Cumar Suubane oo aabahood Cumar Suubane ku geeriyooday magaalada Jabuuti ee cariga ismaamulka Somalida Itoobiya..Waxaan rabi uga baryaynaa inuu marxuumka eebe ka waraabiyo janadiisa fardowsa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan..

Aamiin Aamiin