X

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Faarax Cabdillaahi

Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ilma Faarax Cabdullahi geerida naxdinleh ee ku timi Siciida Faarax Cabdillaahi oo ku geeriyootay magaalada London.

Waxaan RABIGA awooda leh uga baryaynaa Siciida oo ahayd qof ehlu diina inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaana ka siiyo caruurteeda iyo dhamaan qoyskeeda ilma Faarax Cabdillaahi.

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.