November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

DHIIGMIIRAD

Dhiigmiirad isa soo dhiibey iyo waxa hadda uu u nacay kooxda gaalaynta

Waxa isa soo dhiibey dhiigmiirad ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Waxana uu ka waramayaa waxa ku kalifay iyo sida uu ku soo baxsaday. Dhalinta ay qaldaan iyo odayo noocay doonaanba ha ahaadeena ayaa siyaabo kala duwan ugu biira.





C/llaAhi Warhaye

ARAABINEWS