X

Dhiigmiiratada oo bilaabay inay dugsiyada caadiga ah qarxiyaan iyo dhimasho jirta

Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa qarax khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay dugsigii hore ee Banaadir oo hadda loo bixiyay magac kale. Booliiska ayaa sheegay inuu khasaaruhu gaarayo 8 dhimasho iyo 17 dhaawaca.

Masuuliyiinta dugsigan hadda loo bixiay Mucaasir ayaa sheegay in arday badan dhaawacantey gawaadhi lagu qaadi jirey ardaydana ay burbureen. Dugsiga ayaa gebi ahaanba u muuqda inuu dumay.



”Dhiigmiiratadu waxay bilaabeen inay hadda beegsadaan dugsiyada diidey inay dhigaan xagjirnimada wahaabiyada ee ay jecelyihiin cidii diidana ku xukumaan dil toogasho ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.