X

Musharixiinta ku qaraabta Hawiye oo ka calaacaly xildhibaanada soo baxay

ARAABINEWS

Ayadoo doorashada golaha shacabka ay si xawliya ku socoto ayaa waxa durba calaacal qabiil bilaabay kooxda ku qaraabata magaca Hawiye ee la yiraa ee la baxday midowga musharixiinta oo xoog isku xanta.


”Kooxdan oo hadda waxay ku hadlaan garanla rabina inay weeraraan raiisal wasaaraha oo ay isku jufo yihiin ayaa ku goodinaya inay qabiil kicin doonaan sida uu sheegtay aw dheere C/raxman C/shakuur.

”Waxaan la tashi la galaynaa kooxda Xalane waxaanan fiirin doonaa sida ay nagu caawin karaan ayuu yiri afhayeenka ahna musharax ayna isku raacsanayn.


Fadeexada haysata kooxdan ayaa ah waxa la wada ogyahay inayna helayn hal xildhibaan oo u codeeya aan ka ahayn qaar ay soo wadaan Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kiiniya wadato.

Kiniya ayaa qabta in madaxweynaha aan looga codeyn gobolka Jubbada hoose oo dhan Gedana ay ciriiri geliyaan ama ka soo wareejaan doorashada Garbahaaray.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.