X

Dhiigmiiratada shabaab oo markale burburisay ceel biyood

Dhiigmiiratada Shabaab ayaa markale burburisay ceel biyood ku yaalay tuulada Qaayib ee gobolka Galguduud halkaas oo dhiigmiiratadu ka carareen kadib markii ciidanka xooga ee aadka loo tababaray ay ku baxeen.


Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiiratadu ay burburiyaan ceel biyood ayagoo aaminsan inay gaalo ka burburiyeen. Dhiigmiiratadan ayaa hadda lagu daba jiraa inkastoo Xasan Culusow welli aanu keenin beeshiisa.



”Waxa halkani ugu nimi in dhamaan ay burburiyeen ceel biyoodkii dadku ka cabi lahaayeen iyo weliba dhismayaasha ay dhisteen dadka deegaanku ayuu yiri sarkaal u hadlay ciidanka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.