X

Dhiigmiiratada shabaab oo hal qoys ku xasuuqay Waajid oo ka tirsan Bakool

Dadka deegaanka Waajid iyo dhamaan gobolkaba ayaa si xun uga an-fariiray dhimashada hal qoys oo dhiigmiiratada shabaab ku dileen halkaas. Gurigan ayaa la sheegay inay gaadmo ku yimaadeen guriga kadibna rasaas ooda uga qaadeen.


Waxa isla goobta ku dhimatey aabaha iyo qoyaskiisa oo ka koobnaa xaaskiisa iyo shan caruura oo ay dhaleen. ”Nijaasta shabaab la baxday ayaa ku raaxaysta kuna quraacda dhiiga muslimiinta.

Gudoomiyaha degmada Waajid oo ka hadlay dhacdadaan foosha xun ee qof muslima ku dhaqaaqi karin ayaa tacsi u direy ehelada qoyskaa hadda u muuqda nin dameeri dishey.


”Eheladu ma aarsan karaa waayo nijaasta shabaab la baxday waa dulin fuley ah oo aanad ogaan karin inay kula joogaan iyo in kale ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.