X

Xidigii weynaa ee kubadda cagta aduunka Maradoona oo geeriyooday

Waxa dalkaasi Arjantiina ku geeriyooday laacibkii weynaa ee looga daba dhacay kubadda cagta Maradoona. Qoyskiisa ayaa sheegay in xiddigu u dhintey wadno istaag. Dhawaan ayaa la sheegay in Maradoona laga daaweeyay dhiig is xidhey.


Maradona oo 60 jir ahaa ayaa aduunka badankiisu u aqonsan yahay inuu yahay nin aan kubadda cagta cidina ku gaarin, wuxuuna taas muujiyay sanadii 1986 oo dalkiisa uu u qaaday koobka kubadda aduunka.

Maradoona ayaa qoyskisu ku waaniyeen inuu yareeyo khamriga haddii kale aanu rajo lahayn, waxase aakhirkii uu u dhintey cabida khamriga oo qayro caadiya, taas oo u keentay buurni iyo wadno xanuun.


Ciyaaryahanada welli nool ee laacibiinta ayaa tacsi u direy qoyska Maradoona.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.