X

Dhiigmiiratada shabaab oo isku qarxisay dhalinyar ciidan is qoreysay

Wararkii ugu dambeeyay qarax is miidaamina oo dhiigmiiratada shabaab gaysatey ayaa sheegaya in ugu yaraan 10 dhalinyara oo rabay inay u shaqeeyaan qaranka ay ku shahiideen afaafka hore ee xerada Jeneraal Dhegabadan.


Xilligan dhalinyaradan ay isku qarxiyeen dhiigmiiratadu ayaa safka ugu jirey in ay galaan xerada waxana muuqata in ay dabacsanayd amniga, waxana halkaa lagu waayay dhalinyar qarankan u adeegi alhayd ayuu yiri Cali Calasow.

Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiiratadu eegato askarta cusub ee la qaadanayo waxayna ahayd in cashar laga barto xasuuqyadii hore ee kuwan la midka ahaa ayuu raaciyay Cali Calasow.


Ma jirto war rasmiya oo ka soo baxay dawlada ila hadda oo ku saabsankhasaaraha dhabta ah.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.