X

Maamul jufeedyada halaga mamnuuco inay la kulmaan ajaanib

Waxa caado noqotey in wakiilka u fadhiya qaramada midoobey Somliya inuu booqdo kolba maamul jufeed, taasina ay tahay farogelin toosa sida uu qabo Cali Calasow.


”Maamul jufeedyada waa in laga mamnuuco inay la kulmaan ajaanib siiba kuwa lagu tuhmayo inay dalka ka xun yihiin inuu gacmahiisa isku taago ayuu yiri Cali Calasow.

”Aduunka ma arkaysay shisheeye dawlad kale ah oo badhasaabyada dalka la kulmaya taasi ma dhacayso, maxay isku sheegayaan horjooge jufeed iyo ajaanib ayuu raaciyay Cali Calasow.


Somaliya oo looga faaiideystay ciidamada ajaanibta ee lagu naaxinayo waxa caadi noqontey in madaxda qaramada midoobey qaaasatan kuwa reer galbeedku iany kolba maamul jufeed booqdaan, waxna la saxiixdaan.

C/llahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.