Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dhimashada xasuuq xun oo argagixisadu ku qaaday masaajid ku yaala Masar oo korodhey

Dhimashada xasuuq xun oo argagixisadu ku qaaday masaajid ku yaala Masar ayaa korodhey. Dhimashada ayaa hadda maraysa 235 qof oo ahaa dadkii cibaadada u yimi.

Argagixisada ayaa gawaadhi ku timi kadibna bilaabay inay toogtaan dadkii tukanayay. Waxa qarxiyeen bamb kadibna dadkii goobta ku jiray ay rasaas ooda uga qaadeen.



Kooxda gaaleynta Muslimiinta ayaa lagu yaqaanaa falalka noocana ee ka fiog diinta Islaamka. Dadka deegaanka ee gobolka Siinaay ayaa sheegay in xitaa gawaadhidii gurmadka ahaa rasaas lagu bilaabay.



Maaha markii uGu horeysay ee gobolkaasi kooxda gaalaynta Muslimiintu Muslimiin Masaari ah ku xasuuqdo gobolka.

Madaxweynaha Masar ayaa la kulmey lataliyeyeyaasha amniga kana jawaabaya xasuuqan lagu dhameeyay Muslimiinta.



Ujeedada argagixisada ayaa ah in masaajida RABI loo daayo oo dadku guryahooda ku tukadaan sida ka dhacda meelo badan oo kooxdan gaaleynta Muslimiintu gabaad ka dhigto.

Madaxweynaha badbaadiyay Masar ee Siisi ayaa ku dhawaaqay inuu uga jawaabi doono si naxariis la’aana.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...